MA OGNAHAY DHIBAATOOYINKA HAYSTA CARRUURTEENNA?
Waxa ay ahayd subax Jimco ah. Waxa aan usoconnay aniga iyo saaxiibkey degmada Xamarweyne. Waxa aan taagnaa isgoyska Banaadir. Waxa aan sugayay gawaarida dadweynaha aadda Xamarweyne siina marta wadada Sayidka si aan dhaqsi ugu ugaaro halkii aan u socday.