
Talks
Kalmad aan ka jeediyey Xafladda Gunaanadka Tababarka Blog Qorista ee Dafcada 10-aad
Halkan ka daawo kalmad dardaaran ah oo aan u jeediyay xaflad lagusoo gunaanadayay tababarka blog qorista oo ay bixiso SPA Learning Lab oo katirsan Somali Public Agenda ee loo qabtay dafcada 10-aad.