Soomaaliya: Yaa ka masuul ah dhalinyarada tahriibeysa?
Tan iyo markii uu dagaalkii sokeeye ka qarxay Soomaaliya, dalka waxa uu galay nidaam darro jirtay muddo ka badan labaatan sano. Maadaama uu dagaalkii sokeeye sii dheeraaday, kumannaan qof ayaa ka carartay dalka si ay naftooda u badbaadiyaan. Kuwa dalka ka qaxay waxa kamid ahaa dhalinyaro isugu jiray rag iyo dumar. Read more