Xusuusteydii Macallin Cabdiraxmaan
Cabdiraxmaan Waare oo aan isku dugsi ahayn ayaa isoo wacay xilli galab ah taariikhdu markii ay ahayd 14-kii Maarso 2019 waxana uu ii sheegay in uu Macallin Cabdiraxmaan daqiiqado kahor ku geeriyooday Buulaburte. Hooyo iyo walaalkeey ayaa wax yar kadib isoo wacay si ay iyagana iigu sheegan geerida macallinkeennii. Read more