
Xiriirka ka Dhexeeya Carwada Buugaagta Muqdisho iyo Maktabaddeyda
Xarumihii waxbarashada Soomaaliya oo ay ka mid ahayd maktabaddii qaranka waa la burburiyey kadib markii xukunka laga tuuray dowladdii militariga sanadkii 1991-dii. Sanado badan oo burbur, dowlad la’aan, sharci la’aan,