
Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa kalmad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka, culimada, aqoonyahanada iyo haweenka ee looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo kaalinta bulshada rayidka ah.




































